Sign in to follow this  
Deeq A.

Kuuriyada Waqooyi iyo Maraykanka Oo Markii ugu horaysay Wada hadal ufurmaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda Dowladdaha Maraykanka iyo  kuuriyada waqooyi ayaa lagu soo waramaya in ay ku madal sanyihiin wadahadal dhexmara labada Madaxweyne .

Madaxweynaha Maraykanka  Donald Trump ayaa ogolaaday in uu lafariisto dhigiisa dalkaasi kuuriyada Waqooyi ninka lagu magacaabo Kim Jong-un.

Dhankiisa Madaxweynaha da,da yar ee dalkaasi kuuriyada Waqooyi ayaa ogolaaday in uu Maraykanka kala hadlo arinta muranka uu ka dhashay ee ah joojinta samaysa shada hubka Wax gumaada .

 

Arintan ayaa timid kadib markii dalkaasi ay booqasho labo maalin qadatay ay ku tagtay dalkaasi Kuuriyada waqooyi  sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Maraykanka iyo wafti ay hogaaminaysay, taas oo ku guulaysatay in ay isku soo dhawayso labada Madaxweyne oo ay ku lmaan markii ugu horaysay.

 

Kuuriyada Waqooyin ayaa haysata hub casri ah oo ah gantaalada Ridada dheer oo isaga kala goosha Qaaradaha aduunka ,taas oo walwal ku abuurtay dowladda Maraykanka.

 

Majirto ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay  Kuuriyada Waqooyi  ,lamana shaacin ilaa iyo hada halka ay ku kulmi doonaan labada Madaxweyne .

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this