Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:-Somaaliya Oo la soo Wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Ee (dotSO)

Recommended Posts

Deeq A.   

Hadda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya  ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda Soomaaliya .

 

Astaantan ayaa hada  wixii ka dambeeya waxa maamuli doonta Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka  Soomaaliyeed oo masuul ka ah maamulka Astaanta Qaranka sida uu qorayo qodobka 54aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ee dalka Soomalaiya.

 

Munaasibadii Astaantan lagu wareejinayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, wasiirka xannaanada xoolaha, Mudane Sheekh Nuur Maxamed, Garyaqaanka Guud ee Qaranka, iyo wakiil ka socday Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka, oo heshiiska u kala qaabilsanaa hubinta sharciga iyo xisaabaadka.

Watalaabadii labaad oo ay horay uqaado dowladda Soomalaiya ,waxaana arintan ka horaysay lasoo wareegidii Hawada Soomalaiya oo lagu soo wareejiyay sanadkii hore dabayaaqadiisii dowladda Soomaaliya.

1-32.jpg 1-32-1.jpg 3-27.jpg 4-24.jpg 5-17-1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this