Deeq A. Posted March 7, 2018 Wasaaradda ayaa sheegtay inaanay aqbaleyn in lagu tunto xaquuqda Rakaabka. “Si aan uga jawaabno cabashooyinka ka imaanaya dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala diyaaradaha duulimaadka ka sameeya gudaha dalka iyo dibadiisa una ilaalino xaquuqdooda waxaan soo saarnay amaradan” ayuu yiri Wasiirka. Rakaabka Diyaaradaha waddanka gudihiisa ama dibadiisa aadayo Garoonka waa inay soo galaan saddax saac ka hor inta aanay diyaarada kicin. Rakaabka lama soo galin karo garoonka mudda ka badan saddex saacadood inta aanay diyaarada kicin Diyaarad rakaabkii sugayay oo garoonka joogo lagama kireyn karo qolo kale, iyada oo laga tagayo rakaabkii diyaarada oo ku sugan gudaha garoonka. Dhammaan diyaaradaha waxaa la faraya inay soo gudbiyaan jadwalkooda duulimaadyada ee billa ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted March 7, 2018 The public will welcome this news dad ayaa 6 in the morning airportka imaada la leeyahay markaas ayaa 4 pm la qaaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted March 7, 2018 ^^ Are you serious? I can understand if there are delays due to weather, mechanical, etc but to schedule people in to fly and then disappear to make more money and come back at 4:00 PM? That is ridiculous. Quote Share this post Link to post Share on other sites