Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday warbixin ku saabsan baaxada Abaaraha ka jira Puntland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’adda Maaraynta masiibooyinka Puntland ee HADMA, ayaa maanta Garowe kusoo bandhigtay warbixin ku saabsan xaalada Abaareed ee ka jirta Puntland, taasoo muujinaysay baaxada abaartu leedahay iyo cabsida laga qabo saameynta ka dhalan karta.

Maeerayaha hay’adda HADMA, Cabdulaahi Axmed Ceyrow, oo warbaahinta shir jaraa’id u qabtay ayaa sheegay in hal milyan iyo 600 qof oo ku nool Puntland ay Abaartu saameyn ku yeelatay, sidoo kale wuxuu sheegay in 224 degmo ay ubaahan yihiin gar-gaar deg-deg ah.

Maareeyaha waxaa sidoo kale  uu sheega guud ahaan qoysaska ay Abaartu saameysay inay garayaan in ka badan boqol kun oo qoys, kadib marki hay’addu.

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this