Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Waraysi :-Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Oo Puntlandi uga Waramay Maxaabiis ku Soo wajahan Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Aadan cade  Waxaa lafilayaa in ay ka soo dagaan maanta 13 qof oo ah Maxaabiis ku xirneed Xab siyada Taruja iyo Ziika, ee dalka Libya.

Waxaa sidoo la sheegay in 48 kale oo Maxaa biistaasi ah lafilayo  in maalmaha soo socda laga soo daayo Xab sigaasi.

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi oo lahadlay Puntlandi  ayaa sheegay in maanta ay ku soo wajahan yihiin Maxaabiistaasi Magaalada Muqdisho .

Dowladda Soomaaliya ayaa  dhawaan Xab siyada dalkaasi Libiay ka soo daysay Maxaabiis gaaraysa  76 qof.

Halkan ka dhagayso Fiqi.

      120129_001 - My Recording

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this