Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga La-socodka iyo Dib-u-Eegista Dastuurka oo kalsoonida kala noqda Wasiir Xoosh

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga La-socodka iyo Dib-u-Eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay kalsoonidii kala laabtay Wasiirka  Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay ku eedeeyeen in uu curyaamiyay geeddi-socodkii dib-u-eegista Dastuurka dalka.

Qoraal uu guddigu soo saaray oo lagu wargeliyay madaxda dalka,sidoo kalena lagu socodsiiyay guddoonka labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Xoosh marin-habaabiyay geedi-socodka dastuurka,sidaasi darteedna kalsoonidi wada-shaqeynta uu guddigu kala noqday.

Halkaan ka akhriso qoraalka guddiga

Guddiga.png?resize=696%2C831

PUNTLAND POST

The post Guddiga La-socodka iyo Dib-u-Eegista Dastuurka oo kalsoonida kala noqda Wasiir Xoosh appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this