Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga La socodka Dastuurka ee Baarlamaanka oo kalsoonida kala noqday Wasiir Xoosh

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Dib u eegista iyo La socodka Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa sheegay in ay oo kalsoonida kala noqdeen Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh Jibriil.

War saxaafadeed dhawaan guddigaan kasoo baxay islamarkaana aan warbaahinta lala wadaagin, ayaa lagu sheegay in Wasiir Xoosh Jibriil uu hortaagan yahay geedi-socodka dastuurka iyo nidaamka federalka ee uu dalku qaatay.

20180305_190028-696x831.png20180305_190050-696x828.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this