Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Dowladda Soomaaliya Oo ku howlan Soo daynta Maxaabiista ku xiran Wadamada Jordan iyo Liibiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhawan soo dayn doonto Maxaabiista ku xiran Xabsiyada ku yaala dalalka Jordan iyo Liibiya.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in  hada ay dowladda Soomaaliya ay ka shaqaynayso sii daynta Maxaabiista ku xiran Xab siyadaasi ku yaala dalalkaasi .

Waxa uu sheegay in Qarashaadka  ku baxaya soo celinta Maxaabiista ku xiran dunida dacaladeeda  ay bixinayso dowladda Fadaraalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaare ku xigeenkan in howshan ay ka wada shaqayna yaan  Golayaasha dowladda, haday sharci tahay iyo hadii ay tahay adeegii iyo gurmadkii kale ee loo baahnaa taas oo uu Madaxweyne Farmaajo uu Amar ku bixiyay  .

      Codka Abuukaate Mahdi Maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this