Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Siyaasi Buubaa Oo ka Soo hor jeestay Heshiiskii Dekeda Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Tan iyo wixii ka dambeeyay  heshiiskii ay kala saxiixdeen  Soomaaliland iyo Shirkadda DP World ayaa waxaa soo baxayay eedeenta loo soo jeedinayo Maamulka lamagac baxay Soomaaliland ee heshiiskan  la saxiixday Shirkadaasi.

Siyaasiyiin ,Aqoonyahano, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deeganada uu ka arimiyo Maamulka Soomaaliland ayaa ka soo hor jeestay heshiiskan sharci darada ah.

 

Siyaasiyiinta ka soo horjeeda heshiiskan ayaa waxaa kamid ah Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo sheegay in Madaxweyne Muuse biixi uu iibsaday gobolka saaxil  iyo khayraadkii kujiray Saamiga lasiiyay Soomaalilandna uusan ahayn mid uqalma shacabka  Soomaaliland ,taas oo ah mid ka hor imanaysa wixii ay ku heshiiyeen Beelaha wada dagan Soomaaliland.

Halkan ka dhagayso Siyaasi Buu baa oo arimahaasi si kulul uga hadlay .

 

      buu baa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this