Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Turkiga oo DFS ku wareejiyay Darees ciidan oo aan horay loo arag (Suuragal matahay in al-Shabaab uu gaaro?)

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Turkiga ayaa Taliska ciidamada xoogga ku wareejisay Darees ciidan oo noociisa aysan horay u isticmaalin ciidamada Somalia.

Dareeska ayaa waxaa lagu wareejiyay Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka oo ooga fadhiyo maareynta Dareeska cusub.

Saraakiisha ciidamada Xoogga ayaa Dareeska ka gudoomay saraakiil kale oo ka socotay Wasaarada Gaashaandhiga dalkaasi Turkiga oo iminka howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho.

Dareeska lagu wareejiyay Taliska ciidamada Xoogga ayaa  isugu jira dhar, kabo iyo dhamaan agabka loo isticmaalo dareeska.

Dareeska ayaa waxaa si gaara loogu tallo galay inay isticmaalaan ciidanka Badda iyo kuwa Cirka ee dowlada Somalia.

Taliska ciidamada Xoogga, gaar ahaan Abaanduulaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Gen. C/llaahi Cali Caanood ayaa uga mahadceliyay Dowladda Turkiga sida ay u garab taagantahay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Dhinaca kale, waxaa aad looga cabsi qabaa in Dareeskaas uu galo gacanta maleeshiyaadka al-Shabaab iyadoo la adeegsanaayo isla Saraakiil ciidan oo ka tirsan Taliska.

Al-Shabaab ayaa si sahlan ku hela darees waliba oo loogu deeqo ciidamada dowlada, kuwaa oo helitaan kadib ay ku fuliyaan Ismiidaamin iyo weeraro toosa oo ay ku qaadan xarumaha dowlada.

1520231157-9973150005a9ce2f5a7493-Darees%201.jpg?w=696

1520231159-8352830095a9ce2f71e2b6-Darees%202.jpg?w=696

1520231161-17906687865a9ce2f921c8d-Darees%203.jpg?w=696

1520231163-15504873415a9ce2fb194a5-Darees%204.jpg?w=696

1520231165-11581009945a9ce2fd2c21b-Darees%205.jpg?w=696

1520231167-8899481715a9ce2ff30134-Darees%206.jpg?w=696

1520231169-15559038095a9ce301cb9b5-Darees%207.jpg?w=696

1520231172-13387083855a9ce3040e1f2-Darees%208.jpg?w=696

1520231174-21322865535a9ce3064132b-Darees%209.jpg?w=696

1520231176-17198622825a9ce308295c2-Darees%2010.jpg?w=696

1520231178-1693045735a9ce30a3555f-Darees%2011.jpg?w=696

1520231180-1465929425a9ce30c37e86-Darees%2012.jpg?w=696

1520231182-21054850205a9ce30e42c87-Darees%2013.jpg?w=696

1520231184-19117685405a9ce31030a61-Darees%2014.jpg?w=696

1520231186-18677919615a9ce31233331-Darees%2015.jpg?w=696

1520231188-21159021315a9ce31430982-Darees%2016.jpg?w=696

1520231192-2998839145a9ce3182965e-Darees%2018.jpg?w=696

1520231194-20833448595a9ce31a23b98-Darees%2019.jpg?w=696

1520231196-8509592175a9ce31c2b057-Darees%2020.jpg?w=696

The post Sawirro: Turkiga oo DFS ku wareejiyay Darees ciidan oo aan horay loo arag (Suuragal matahay in al-Shabaab uu gaaro?) appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this