Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Taliska Deegaanka Daaru-salaam Ee Gobolka Mudug Oo Gacanta ku dhigay Rag ku hubaysnaa Bam baanooyin

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Amniga  ee Puntland  ee deegaanka Daru-salaam  oo udhaw Xadka Puntland iyo Itoobiya ay wadaagaan ee gobolka Mudug  ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen Sadax nin oo ku hubaysaan Bam baanooyi, kuwaas oo aan la ogayn halka ay ka yimaadeen iyo goobta ay usocdeen.

Macada ilaaiyo hada in ragan ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab iyo in kale.

Taliska Ciidamada  Booliska ee deegaanka Daaru-salaam ayaa sheegay in ragan ay  Ciidamadu ay ku raad joogeen  deedna ay u suurta gashay in ay gacanta ku dhigaan.

Ciidamada ayaa  sidookale  gacanta ku dhigay rag iyana  xaalufin ku haya dhirta dhuxusha laga shido  ee ku taala deegaanka , kuwaas oo haatan ah xukun suga yaal.

Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska ee deegaanka Daru-Salaam Xuseen Cabdi Cilmi  ayaa  Puntlandi uga waramay qaabkii ay ugu suurta gashay qabashada ragaasi.

      Xuseen Cabdi Cilimi

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this