Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwene Muuse Biixi Oo shaci Adag ku soo rogay Golihiisa Wasiirada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Maamulka is kiisa ugu dha waaqay gooni isutaaga ee Soomaaliland Muuse Biixi  ayaa maanta Wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa  waxaa lagu mam nuucay in Golihiisa Wasiirada ay lahadlaan Warbaahinta iyagoo aan fasax uhaysan.

 

Go,aankan ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ku xusan sidookale in halkii ay Wasiiradu ay isugu jawaabi jireen Warbaahin ay qoraal sharciyaysan iswaydaar sadaan ,si loo xakameeyo khilaafaadka soo kala dhex gala Wasiirada.

Warkan qoraalka ah ee ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa loo qay biyay guud ahaan Golaha Wasiirda oo xiligaasi shirka intooda badan ku sugnaa.

 

Wareegtadan ka soo baxday maanta Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku soo beegantay  maalin ka hor markii xubno katirsan Golaha wasiirada Soomaaliland ay Warbaahinta isku dhaafsadeen hadalo hanjabad ah.

 

Waa Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliland soomara  oo sharci noocaan oo kale ah ku soo roga Golihiisa Wasiirada.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this