Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS :-76 Maxbuus Oo Soomaali ah Oo ka Soo dagay Garoonka Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa goor dhawayd laga soo dajiyay 76 Maxbuus oo Soomaali ah kuwaas oo u xirnaa Falal burcad badeed nimo .

Maxaabiistan ayaa waxaa  Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wafdi uu hogaaminayo R/wasaare kuxigeenka Soomaaliya .

Maxaabiistan ayaa wajiyadooda laga dheehanayay farxad markii ay ka soo dageen Garoonka Muqdisho , waxaana ka muuqatay diif iyo daal farabadan oo ay ka dhaxleen mudadii ay ku xirnaayeen Xabsiyada ku yaala dalka Hindiya.

Ma,aha markii uhu horaysay oo Maxaabiis  Soomaaliyeed ay dowladda Somaaliya ka soo dayso Xabsiyada ku yaala dalka Hindiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this