Sign in to follow this  
Deeq A.

R/wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo u Amba baxay dalka Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ka Amba baxay maanta Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho .

 

Wafdiga ayaa isugu jiray Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Soomaaliya .

R/wasaaraha iyo Wafdi giisa ayaa ka qaybgali doona sida la sheegay shir looga hadlayo arrimaha wadamada soo koraya oo uu dalka Soomaliya ka midyahay .

 

Shirkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo ay dowladda Soomaaliya ka qayb gasho ,waxaana larajaynayaa in R/wasaaraha  iyo Wafdigiisa ay halkaasi kula kulmaan Madaxda ka soo qayb galaysa Shirkaasi looga hadlayo  xaalada wadamada soo koraya.

 

Maalin ka hore ayaya ahayd markii uu R/wasaaraha uu ka soo laabtay Safar shaqo oo uu ku tagay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this