Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaliya Oo ka Qayb galaysa Shir ka Furmaya dalka  Ivory Coast.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaarada Maamilayada dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane C/raxman ducaale Beyle ayaa maanta shir muhiim ah waxa uu uga qayb galayaa dalka Ivory Coast. shirkaas oo maalinta bari ah ka furmi doona dalkaasi.

Wafdi uu hogaaminayo  Wasiir Beyle  ayaa ka duulay maanta Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade  ee Magaalada Muqdisho.

 

Wasiirka ayaa in tii uu san ka Amba bixin Garoonka waxa uu Saxaafada u sheegay in dalka Ivory Coast uu uga qayb galayo shir looga hadlayo Arimaha Maamulka iyo Maaliyada.

 

Waxa uu Wasiirku sheegay in shirkan uu muhim uyahay Soomaaliya ka qayb galkeeda, lagu jeex jeexi doono horumarka ay Soomaaliya ku talaabsatay iyo soo kabashada dahnka kaaba yaasha dhaqaalaha siiba Maaliyada.

Wasiir Beyle aya inta uu ku sugan yahay dalkaasi waxaa la filayaa in uu kulamo kala duwan uu la qaato Madaxda shir kaasi ka soo qayb gali doonta.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this