Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Wasiirka Gaashaan dhiga Soomaaliya ” Al-shabaab Waa Cudur lagu Beeray Soomaaliya Waana soo dabar jari doonaa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaarada Gaashaan dhiga ee Xukuumada Fadaraalka Soomaaliya mudane   Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa Maanta  Magaalada Muqdisho Tababar  uga furay 118 Askari oo ka tirsan Ciidamada xooga soomaaliya  gaar ahaan Ururka 60-aad.

Dufacadan  ayaa ah  dufcadii  Afaraad ee ururka 60-aad oo uu maanta Tababar ku saab san sidii ay uga hortagi lahaayeen Weerarada Al-shabaab uga furmay duleedka Magaalada Muqdisho .

 

Wasiirka Gaashaan dhiga Soomaaliya ayaa Qudbad dhinacyo badan taabanaysa waxa uu u jeediyay Ciidamadii maata uu Taba barka uga Furamay Magaalada Muqdisho, isagoo ku guubaabiyay in ay ladagaalamaan Al-shabaab oo ah Cadowga umada Soomaaliyeed .

Halkan ka dhagayso codka Wasiirka.

      Wasiirka Gaashaan dhiga

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this