Jacaylbaro Posted September 24, 2007 Mid ka mid ah Libaaxyada Wasiirka (Waran-cadde) Oo Fakaday Hargeysa (QARAN)- Maalmihii ugu danbeeyay-ba waxa soo kordhayay warar la isla dhexmarayay magaalada Hargeysa oo sheegayay in Libaaxyo uu leeyahay Wasiirka duulista iyo Gaadiidka Cirka Somaliland md, Cali Maxamed Waran-cade ay ka soo fakadeen beertii lagu xanaanaynayay. Islamarkaana ay soo galeen magaalada. Md, Cali Warancade oo arrintaa Tv-ga madaxa-banaan ee HCTV wax ka weydiiyay ayaa sheegay in caga-baruur (Libaax-yar) uu ka fakaday beerta lagu hayo libaaxyadaasi dhawaan, oo uu dhex-qaaday magaalada balse, markii danbe la soo qabtay dibna loogu celiyay beertii ay ku jireen. Wasiirka Duulistu waxa uu sheegay in Libaaxyadaasi wakhtigan uu u sameeyay xero shabag ah oo ku dhextaal dayrka ay ku jiraan. Islamarkaana ay adagtahay sida ay mar kale dibada u arkaan. Ogaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Lily- Posted September 24, 2007 Islamarkaana ay soo galeen magaalada. They sure know where to shop. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted September 24, 2007 Jaceylbaroow...Waar adiga un iska ilaali yey ku dafin adigoo SOL mashquul ku ah -Lily-...Salam Abaayo. Peace,Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Lily- Posted September 24, 2007 W/salam Bob, how's it going? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted September 24, 2007 ^^^ err..there is what is called PM...thank you ehm ehm How are you btw? Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Lily- Posted September 24, 2007 I was being general... As for your Q, I'm bored and dehydrated...and I lost a very important folder, somehow I should be panicking/having a nervous breakdown but here I am in SOL . Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted September 24, 2007 LooooooooL maxa la seexankariwaayey xalayto JB i hope you sleep better tonight saxib,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted September 24, 2007 caga-baruur (Libaax-yar) That's my lill nephew's nickname. LOL. War Hargeeso waa meel dhimatay ileen? Xay tahay libaaxa beledka ku soo fakaaayo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted September 24, 2007 You guys just want your own version of Libxaayada Benadir Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 25, 2007 Truly speaking, people were so scared these days and the children (like me ) were kept from going outside the houses. I'm glad they return it back before they kill someone ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites