Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Escaped Lion in Hargeisa

Recommended Posts

Mid ka mid ah Libaaxyada Wasiirka (Waran-cadde) Oo Fakaday

 

lionpark2.jpgu_2d_2006-10-27-9-4-47f_Warancade.jpg

 

Hargeysa (QARAN)- Maalmihii ugu danbeeyay-ba waxa soo kordhayay warar la isla dhexmarayay magaalada Hargeysa oo sheegayay in Libaaxyo uu leeyahay Wasiirka duulista iyo Gaadiidka Cirka Somaliland md, Cali Maxamed Waran-cade ay ka soo fakadeen beertii lagu xanaanaynayay. Islamarkaana ay soo galeen magaalada.

 

Md, Cali Warancade oo arrintaa Tv-ga madaxa-banaan ee HCTV wax ka weydiiyay ayaa sheegay in caga-baruur (Libaax-yar) uu ka fakaday beerta lagu hayo libaaxyadaasi dhawaan, oo uu dhex-qaaday magaalada balse, markii danbe la soo qabtay dibna loogu celiyay beertii ay ku jireen.

 

Wasiirka Duulistu waxa uu sheegay in Libaaxyadaasi wakhtigan uu u sameeyay xero shabag ah oo ku dhextaal dayrka ay ku jiraan. Islamarkaana ay adagtahay sida ay mar kale dibada u arkaan.

 

 

 

 

Ogaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Jaceylbaroow...Waar adiga un iska ilaali yey ku dafin adigoo SOL mashquul ku ah :D

 

 

-Lily-...Salam Abaayo.

 

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
-Lily-   

I was being general...

 

As for your Q, I'm bored and dehydrated...and I lost a very important folder, somehow I should be panicking/having a nervous breakdown but here I am in SOL smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

caga-baruur
(Libaax-yar)

That's my lill nephew's nickname. LOL.

 

War Hargeeso waa meel dhimatay ileen? Xay tahay libaaxa beledka ku soo fakaaayo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Truly speaking, people were so scared these days and the children (like me :D ) were kept from going outside the houses.

 

I'm glad they return it back before they kill someone ......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this