Sign in to follow this  
Deeq A.

AKHRISO: Maamulka K/Galbeed oo ka jawaabay Aflagaado uu u geystay  G. ku-xigeenka Labaad ee BFS

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Qoraal kasoo baxay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa si kulul looga jawaabay haddal kasoo yeeray Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in uu Aflagaadeeyay Guddoomiye Mahad Cabdalle Cawad, isla markaana ay doonayaan in  cadeeymo uu u keeno aflagaadada uu ku sameeyay maamulka.

Qoraalka maamulka ayaa waxaa lagu sheegay in Guddoomiye ku xigeenka Mahad Cabdalle Cawad uu wax kama jiraan ka dhigay sharciyada maamulka, kadib markii uu sheegay in maamulka uusan laheyn dastuur ay bulshada u siman tahay.

28577583_1577204132328690_9041899255919220306_n.jpg?w=696

28795045_1577204172328686_5613480438395052183_n.jpg?w=696

The post AKHRISO: Maamulka K/Galbeed oo ka jawaabay Aflagaado uu u geystay  G. ku-xigeenka Labaad ee BFS appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this