Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Ra’iisul Wasaare Kheyre” Waa Sharci daro Heshiiskii Dekeda Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalmahan Safar shaqo ugu maqnaa dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo maanta dib ugu soo laabtay  Magaalada Muqdisho ,ayaa waxa uu ka hadlay heshiiskii dekeda Berbera ee Soomaaliland aya la gashay Shirkada DP World.

Xasan Cali khayre ayaa waxa uu  soo dhaweeyay War saxafadeed kii maanta ay ka soo saartay  Wasaarada dekedaha iyo Gaadiidka bada ee Soomaaliya ee lagu qaadacay Heshiiskaasi.

Waxa uu sheegay in  heshiiskan ay san dowladda  Soomaaliya qayb ka ahayn ,lagalana tashan, waxana aysan ka ogayn.

Halkan ka dhagayso hadalka Ra’iisul Wasaaraha.

      Xasan Cali khayre nnnnnnn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this