Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Beeralayda Puntland Oo Sare uqaadaysa Wax Soo saarka Beeraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Beeralayda Puntland ayaa bilaabay Abuurista dalagyo ay kamid yihiin Galayda iyo Haruurka ,kaas oo uu Qor shihiisa uu soo bilowday dabayaaqadii Sanadkii  tagay ee 2017 kii.

Gobolada ay dalagyadan  ka soo bixi doonaan laguna beeray ayaa waxaa ka mid ah  Sanaag , Haylaan iyo Nugaal.

Arintan ayaa ah mid ku cusub Beeralayda Puntland  ,waxaana Beeraha Puntland ka Bixi Jiray dalagyo ay ka mid yihiin Timirta , Yaanyada,  kaarotada Basbaaska , liin dhanaanta , Liin Macaanta , iyo  dalagyo kale oo farabadan.

Beeralayda ayaa sheegtay in arintan ay tahay waji cusub oo ay uga baxayaan faqriga ,korna ay ugu soo qaadayaan wax soo saarka Beeraha ku yaala Sagaalka Gobol ee Puntland .

Beeralayda ayaa sheegtay in mashruucan aysan jirin cid ka taageeraysa oo ka tirsan dowaldda  Puntland iyo Hay,adahaba.

Halkan ka dhagayso Gudoomiyaha Beeralayda Puntland C/casiis Ismaaciil Garaad .

      Gudoomiyaha beelarayda Puntland Garaad

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this