Sign in to follow this  
Rowda

Bring it!

Recommended Posts

Rowda   

How well do you know somali songs? esp, songs that came out after the civil war. This songs could be wadani, jacayl, or daadis.

I don't know who sings but this song definitely got my attention.

Boqorkaan jeclaayow boholyewga aan qaba kii igu bilaabow, galgacaykaan u baaluqay kii igu barbaarshow. Marka hore bariidiyo salaan buuxdo iga hoo adiga iyo bulshadii hore.Marka xigaa bogaygoo, aniga iyo barbaartii dibadaha usoo baxay sama waagu ugu bari qofwabana dandii garay. Aniganaa dharaarahan bidhaantaada mo'yee waxba igama beelihin balan waa halkiisee. Marlaabaad bogaygow anigow ku baylihin waxna kugu badalanin, aan bilaabo hadalkee waxaan kuu bacdhabayaa.

Dumarkaa baraaraha buunbuunsho abidkood anigu bilista xaawalay barwaxaan kudheerahay beentu waa iga xaaraan runta waan ubareeraa. Dalkani baaba weeyaan BALAD WEEYE SHEEDAN MIDAB la'isku baacsado, bacadkiyo kuleelah marbaa loo bus helaa, marbaa olalkaa kabaxa biyo la'iskushubayaa,idigoo ubaahnaa marbaa dibada loobixin baraf iyo qabowbaa danta looga baaqdaa.... danta loogabaqdaa. Waxaa iniga iga filin qof aan baladka laga jirin anigoo is bidayaa BIDO la'igu yeeraa, INTAASOO MABAAYA'AH UMAD YAHAY ADAAY BADAY ala hoogayew ba'ayay. Baxsanoo dhulkaan imid waala'igu BAADAA markaasaan baroortaa alahoogayew ba'ay.

If I made any mistake pls feel free to correct them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Ma heesoosa, mise waa hadloosaa? :confused:

Maxaa waaye saa u qortay? Qaabdaro!

 

Edited to add:

Here's an example of how a song should be written:

 

Damn baby I just doon't understand where we went wrong

I gave you my heart

I gave you my soul

I gave you..

 

[Chorus]

 

If I had one wish, we would be best friends

Lovin' never end,

It would just begin.

If I had one wish, you would be my boo,

Promise to love you,

Trust me I'll trust you.

If I had one wish, we would run away,

Making love all day,

Have us a baby.

If I had one wish, I'd make you my whole life..

Share this post


Link to post
Share on other sites
J.Lee   

Bish Bash: Uf friggin' calayk!

 

Naa maandhey bax agagaargeyka ka hor dhaqaaq before ay indhaheyga foostaan. Wiilkaas iyo jini yaheyga ma is arki karaan for some strange reason.

 

BTW.

He should of given her his paycheck instead. It is more valuable. smile.gif

 

I don't know much about somali songs but I like the ones Abulaahi boqol sings (i.e, hablaha taan ugu jeclaa; ayaan kuu hilmaamayaa ) The man has a sweet voice I must admit but I no longer like him; Maryan Mursal is another singer I favor, I just love her.

 

Indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Bishaaro:

Maxaa waaye saa u qortay? Qaabdaro!

 

 

[/i]

LooL,War Hooy!;Qaabdaro iyo wax kadaran waa adiga iyo heestaada[ok,more like heesta ;) ].

 

But Harawsiga dhaaf Nooh :D Btw: That song is Marax :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rowda   

Bishaaro, walaalo maxaa kuqaaday? ar u having a bad day? take to the street lady! Dont insult educate instead, I guess that is what is lucking our community now days. Rest of u, dee soo daaya waxaad isku haysaan, inclunding our angery black female!

I'm not intimidated far from that but waad kumahad santahay for ur concerned.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Xiin, Word & Brown: See what you did? Dirdiraaleyaal. She even called me "An angry black woman." Now you leave me no choice but to cyber-poke you in your cyber-eye with my cyber-fork. :mad: :mad:

 

Rowda: My post was intended to be nothing more than helpful (not to offend/intimidate you.) I was also very low on caffeine, and I am truly sorry. Hug?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rowda   

thanks sis, waxyar baan iska kaacilinayey that is all.

Alaw yaa habeen qur'ah uurkagay qalo oo qudha'un iigajarin qaaruumaha kulooltama ku'yiraah gadha uqaad. Anyone who can finish it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Rowda:

Alaw yaa habeen qur'ah uurkagay qalo oo qudha'un iigajarin qaaruumaha kulooltama ku'yiraah gadha uqaad. Anyone who can finish it?

Horta kusoo dhawoow mahaan.

 

Heestaas aan jeclahay in la dhaho Kaljaceyl waa Qani oona ku luuqeyso Hibo Nuura, waa tanaa ereyo kamid ah:

 

K aljaceylku waa qani

Caashaqa ka qaran weyn

Qurixiyo wanaag badan

Waana shay ku qaaliya

Qiimeynta aadmiga

Labada isla qadaan

Qalbigooda kama go'e

Waxan igaba kaa qaban

Kuu quuri maayee

Qumanoow u jeedada

Waanada adoon qubin

Kalgaceyl qalbi furan

Oon qoonsimaad lahayn

Geestaad ila qabo

 

Adduunyada qorshaa jira

Iyo qaabab waa weyn

Qoomoon la ila qabin

Qaxar iyo dhibaatana

Intaa way is dhexqaadaa

Taladan qandoodee

Aan qawda ku hayaa

Qoqoteedu dheeraa

Inshaalaahu waan qaban

Qalanjooy ina'dee

Hadii la isku keen qorey

Oo aan qof isku leenahay

Waan isla qosli doonaa

Adna taa qiraha gali

 

Baribaa nin qaaliya

Qoomkii uu la noolaa

Qawlka uu yiraahdaba

Hadii ay qorantahay

Ay ka qaadan waayeen

 

Qumanoow u jeedada

Waanada adoon qubin

Kalgaceyl qalbi furan

Oon qoonsimaad lahayn

Geestaad ila qabo.

 

Allow yaa habeen qura

Uurkeyga qala oo

Qura uun la iga jarin

Quruumaha ku loolama

Ku yiraa garta u qaad

 

Qalanjooy ina'dee

Hadii la isku keen qorey

Oo aan qof isku leenahay

Waan isla qosli doonaa

Adna taa qiraha gali

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rowda   

Maskiin: I love that song but I never get aroud to get the CD; so I really wanna thank u for ur time and Hibo Nuro is one of my favoriate singer.

I dont no a lot about somali songs but I'm trying to change that. By the way do also know this song?

Guy:

Sababada iqalan

wadnaha isaran

oo dhiiga sayrinaayee

Woman:

Sadex igu walaahi'yah

kuma seexan waligay

sir aan kugu dilaayee

sahwiga iyo jacaylkuna

sida uu adiga kugu yahay

ayaan kuula simanehee.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma maqlin heestaan, laakiin waa kuu soo baaray, and here it is [Baxsan ayaa qaaday]. Its name is Sanbabadaa i qalanoo. I don't know who sings with her. Enjoy.

 

S idaad tahay cadceed subax

Ama sagal arooryaad

Waad suurad wacantee

Maan arag suleeqee

Sheekadu siday tahay

Qurux kaama sidatee

Samanadan maanay dhalan

Hadaan uurka lagu sidin

Inan kaa saraysee

Seynabey waxaad tahay

Salaada iyo faralka

Midaan ugu sahwinayee

Salaan nabadgelyalahoo

Sacabada ku wada

Ayaan kuu sidaayee

Ama sayri qadarkaa

Ama sidaa ku qaado

 

Dantu seeta weeye

Nina kama sirqaayoo

Sababtaa ma dhaaftidee

Waan ku soo salaamiyo

Sidaad tahayda guudnimo

Cudur kaama saartee

Silic laguma waaroo

Sahiida habeenkii

Lagu siin ma waydide

Waan saandabe iyo shalay

Sareeda adduunyadiyo

Saakana wareertee

Saadii iyo ishaartii

La siiyey xalay baan

Suurtoobin waliye

Siyey noqon alaa oge

Samir aan la haano

 

Waad i sahayatoon

Kaa seexan waayey

Dhawr saniyo googee

Cirka sare u dhawroo

Soo jeed ku waaroo

Ku safaaday noloshee

Ilaa lagu su'aalo

Kugu seego aakhiro

Waan kula socdaayee

Kuma saamaxayoo

Jeer suur dhawaaqoo

Natiijada aan gaarnee

Salaan nabadgelyalahoo

Sacabada ku wada oo

Ayaan kuu sidaayee

Ama sayri qadarkaa

Ama sidaa ku qaado

 

Sacna weesha uu dhalo

Sanka kala marooroo

Sidig kama jeclaadee

Sidaasaan ka dhiganoo

Isa sudhan waxaan nahay

Sokeeyoo walaalee

Sanadkaynu joognaa

Sideed guura weyaan

Sodontahay bishiisuyee

Sadex weeye ururtii

Iyo tiro sagaaloo

Suura wada fadhiistee

Saadii iyo ishaartii

La siiyey xalay baan

Suurtoobin waliye

Sidey noqon alaa oge

Samir aan la haano

 

Inaan kuu siloonahay

Sirtaydii ogaatoo

Leeraa i sidatee

Sahal hayga moodine

Qalbigaad dhex sudhantoo

Ka siraadataayee

Sanbabadaa i qalanoo

Wadnaha i saranoo

Dhiiga sayrayee

Salaan nabadgelyalahoo

Sacabada ku wada oo

Ayaan kuu sidaayee

Ama sayri qadarkaa

Ama sidaa ku qaado

 

Sinjigeeda diidiyo

Hayga dhigin sagsaagiyo

Soomaalida ka roortee

Arin iga sargacanbaan

Aan sahamiyaayoon

Wali kama sal gaarine

Inaan saafi kuu ahoon

Aanan sir iyo xeel wadan

Rabaa igaga sareeyee

Meel samaha loo maro

Ay kala sadqaadaan

I tus baan ku leeyee

Saadii iyo ishaartii

La siiyey xalay baan

Suurtoobin waliye

Siyey noqon alaa oge

Samir aan la haano

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rowda   

Thanks again bro.

After years of listning hip hop & R&B I realized somali "suugaan" are the best eventhough they tend to depressed me sometimes, and the reason is, somalidu wadani ma'aha hadii kale wadankeenu siduu yahay manoqdeen. Jacaylkana waan dhagaysanaa balse kuma dhaqano.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

I’m not liking this ganging-up on Bishaaro :mad: .

 

Don't laugh at me, i can deal ripples of wrath upon you all ;) (Aussie style icon_razz.gif ).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this