Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Hirgalinta Gudiyada dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusun oo ka furmay dhuusabareeb (Sawirro)

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Hoggaamiyaha maamul goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimadda Galmudug ka furay shir looga hadlayo Hirgalinta Gudiyada dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusun.

Shirka looga hadlayo dhaqan galinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna waljameeca ee ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Dalka aanu walaalaha naxay ee Jabuuti ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Hoggaamiyaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheekh Maxamed, Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha Bulshada .

Axmed Ducaale Geele Xaaf Hoggaamiyaha maamul goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug ayaa dadaal xoogan ugu jira dhaqan galinta heshiiskii ka dhacay Caasimadaha Somalia iyo Djabuuti kaasoo ka mid noqday heshiisyada miro dhalay.

1-640x360.jpg?resize=640%2C360 2-640x360.jpg?resize=640%2C360 3-640x360.jpg?resize=640%2C360 4-640x360.jpg?resize=640%2C360 5-640x360.jpg?resize=640%2C360 6-640x360.jpg?resize=640%2C360 7-640x360.jpg?resize=640%2C360 8-640x360.jpg?resize=640%2C360

The post Shirka Hirgalinta Gudiyada dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusun oo ka furmay dhuusabareeb (Sawirro) appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this