Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: DFS oo qoraal ku cadeysay mowqifkeeda ku aadan Heshiiska Seddex geesoodka ee Dekedda Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Somalia ayaa waxaa looga hadlay heshiiska Dekedda Berbera.

Heshiiska oo ahaa mid saddex geesood ah ayaa waxaa wada galay DP World, Somaliland iyo Ethiopia, waxa ayna Wasaaradda ku tilmaantay heshiiskaas mid lagu wiiqayo midnimada iyo wada jirka ummadda Soomaaliya.

Heshiiska oo Seddex geesood ah, ayaa waxa saamigiisa loo qeybsaday DP World maalgashiga Dekedda weyn ee Berbera saami dhan 51%, halka ay Somaliland yeelaneyso 30%, Ethiopia oo DP World u aqoonsatay saaxiib dhinaca Istiraatiijiyadda ah ay siisay 19%, iyada oo Ethiopia maalgashan doonto dhismaha muhiimka u ah Dekedda Berbera.

Heshiiska-Dekedda-Berbera.png?w=696&ssl=1

The post Akhriso: DFS oo qoraal ku cadeysay mowqifkeeda ku aadan Heshiiska Seddex geesoodka ee Dekedda Berbera appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this