Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Oo Sharci daro ku tilmaantay Heshiiskii Dekeda Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

War Saxaafadee ka soo baxay maanta Xafiiska Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka bada ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka jirin Heshiiska ay kala saxiixdeen Maamulka Soomaaliland iyo Shirkada DPW ee laga leeyahay dalka Imaaradka carabta .

Heshiskan ayaa dhigaya  in 51% ay yeelato Shirkada DPW  30% Maamulka Soomaaliland halka dowladda Itoobiya lasiiyay 19% .

 

Hadaba halkan ka Akhriso Qoraalka  ka soo baxay Dowlada Soomaaliya oo dhamaystiran.

Halkan-Ka-Akhriso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this