Suldaanka Posted March 4, 2018 Sxb, I have been around these forums for too long to realise when to destroy someone with facts and --wax-kale-oo-ilaahay-ogyahay. You are not worth it. Bom oo hadana Bom... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted March 4, 2018 ^ I sure as hell would not miss the facts shared by a character who has never penned anything longer than a paragraph in all is his fruitless tenure on SOL... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 4, 2018 4 minutes ago, Tillamook said: ^ I sure as hell would not miss the facts shared by a character who has never penned anything longer than a paragraph in all is his fruitless tenure on SOL... What is MMS listening to now.... ♪♫♬ Lets talk about all the good things and bad things... lets talk about.... Bom oo hadana Bom... ♪♫♬ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted March 4, 2018 ^ Is that the song the secessionist minister who signed the agreement was shaking his booty to when he agreed to give Ethiopia a 19% stake in the port of Berbera? Tell us, Suldaanka, was that the "secret sauce?"...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted March 4, 2018 Waxaa todobaadkan si rasmi ah ay u Saxiixdeen Dowlada Itoobiya, Somaliland iyo Shirkada DP World mashruuca balaarinta dekadda Berbera kaasi oo ahaa mid muddo dheer soo socday wadahadalkiisa. Sidaan ku sheegay Maqaalkii aan qoray [12kii Janaayo 2016], xiligaasi oo uu Madaxweynihii hore Somaliland Axmed Siilaanyo codsaday in dib loo furo wadahadalka Somaliland iyo Dowlada Federaalka ayaa qodobada ugu waaweyn waxa kamid ahaa Mashruucan dekadda Berbera. [Halkan ka akhrsio Maqaalkii 2016] si aad wax uga fahanto halka uu mashruucan salka ku hayo. Maqaalkan waxaan ku eegaynaa qodobada kala ah: 1- Taariikh Kooban Mashruuca Berbera 2- Guusha Itoobiya ee mashruuca Dekadda Berbera 3- Codsiga DP world ee ahaa in Itoobiya heshiiska wax ka saxiixdo 4- Halista Somaliland kala kulmi karto sida loo qeybsaday mashruuca 5- Awooda Dowlada Federaalka Soomaaliya Taariikhda Mashruuca Mashruuca loo yaqaan Berbera Corridor ayaa ah mid markii hore hindisihiisa ka yimid dowlada Federaalka ee Itoobiya isla markaana ay ka dhaadhicisay Somaliland inay ogolaato. Qorshaha Mashruucan dowlada Itoobiya waxay soo bilowday 15 sano kahor, wuxuuna qeyb ka ahaa mashaariicdii Raysalwasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi uu ku doonayey inuu ku kordhiyo illaha dhaqaalah ee Itoobiya iyo sidii loo heli lahaa dekaddo uu wadankaasi aan bada lahayn kala soo dego ganacsigooda, isla markaana ka dhoofiyo wax soo saarkooda. Xukuumada Itoobiya ayaa sheegtay inay dooratay Dekadda Berbera maadaama sida ay sheegtay uu yahay dhul u dhaw dalka Itoobiya, waxayse arrintan ay dhinaca kale la xariirtay Itoobiya oo u aragtay in gorgortanka ay la gelayso Somaliland uu ka fudud yahay kuwa ay la geli kartay Kenya iyo Jabuuti oo ah dalal la aqoosan yahay. World Bank & EU Dowlada Itoobiya ayaa mashruucan markii hore codsatay in uu deyn ahaan ku maalgeliyo World Bank, waxayna ku qiimeysay 2 bilyan oo dollar. Waxaa mashruucaasi ku jiray balaarinta Berbera iyo isku xirka wadooyinka Berbera illaa Addis Ababa. Qorshaha ayaa ahaa in Itoobiya ay mashruuca geliso in ka badan 200 milyan oo dollar, isla markaana inta kale dhaqaalaha Bangiga Adduunka bixiyo si deyn ah oo dib loo gudo. Wuxuu Bangiga Adduunka xiligaasi ku xiray Itoobiya laba sharuud oo kala ah; A- In Itoobiya keento shirkad Caalami ah oo qeyb ka noqota dhismaha iyo maamulka dekadda. B- In Dowlada Soomaaliya ee la aqoonsan yahay ay saxiixdo. Dowlada Itoobiya waxay markii hore xiriiro la sameysay shirkado caalami ah oo daneenayey dekadda Berbera, waxay dhinaca kalena cadaadis ku saartay Somaliland inay furto wadahadalkii ay lalaheyd dowladii Federaalka, taasi oo keentay codsigii Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey Baarlamaanka Somaliland oo ahaa in la furo wadahadalka Hargeysa iyo Muqdisho. Itoobiya & EU Dowlada Itoobiya ayaa sidoo kale sanadkii 2003, ka codsatay Midowga Yurub inuu gacan kasiiyo mashruucaasi Dekadda Berbera, halkan ka akhriso Warbixintii EU-da ee sahmintii kowaad ee mashruuca Berbera-Addis Ababa, waxaana sahmintaasi ka qeyb qaatay hay’ada fadhigeedu yahay dalka France [LOUIS BERGER S.A.] iyo AFROCONSULT oo ay xarunteedu tahay Addis Ababa, Itoobiya. [Halkan ka akhriso Warbixintaasi 2003] Kadib xiriiro socday muddo 10 sano ah ayaa lagu guuleysan waayey in Bangiga Adduunka iyo waliba Midowga Yurub (EU) ay maalgeliyaan mashruucan sababo aan weli la shaacin. Waxaase loo badinayaa in ay la xariirto Su’aalo ka yimid dhanka Dowlada Federaalka Soomaaliya. Midowga Yurub ayaa joojiyey Shir lacag loogu aruurin lahaa mashruucan oo ay qaban lahaayeen November 2015, kadib markii ay dowlada Federaalka Soomaaliya ka codsatay. Guusha Itoobiya iyo DP World Kadib caqabadahaasi badan ee Itoobiya ka qabsaday maalgelinta ay ka sugeysay Bangiga Adduunka iyo Midowga Yurub, ayey waxay go’aansatay in mashruucan maalgelintiisa laga keeno shirkadaha gaarka loo leeyahay. Bollore vs DP World Dowlada Itoobiya iyo Somaliland ayaa shirkadaha ugu waaweyn oo arrintan kala hadleen waxa kamid ahaa shirkada Bollore ee laga leeyahay wadanka France, oo qorsheenaysay in loo saxiixo in ay muddo 20 sano ah maamusho dekadda Berbera. Balse shirkadaasi Bollore ayaa waxa hawada ka saaray ganacsato waaweyn oo xiriir laleh Somaliland, kuwaasi oo ka danbeeyey in shirkada DP World ay noqoto tan mashruucan lagu wareejiyo. Canshuur Dhaaf Sanadkii 2014 ayey dowlada Itoobiya la saxiixatay Somaliland heshiis is faham ah [A memorandum of understanding 2014] heshiiskaasi ayaa ah midka si gaar ah loogu xusay arrimaha canshuuraha customs iyo transits. Heshiiskaasi ayaa waxaa kamid ahaa in Itoobiya Wax Canshuur ah laga qaadi karin, dhamaan waxa ay kala soo degto Berbera heshiiskaas oo loo yaqaan (Transit Trade Agreement), ayaan weli loo soo bandhigin Baarlamaanka Somaliland. Itoobiya ayaa sheegtay inay ku bedalan doonto canshuur dhaafka loo sameeyey inay dhisto oo Ballaariso wadada Berbera iyo Wajaale oo ah mid ahmiyad gaar ah u leh dhaqaalaha iyo ganacsiga Somaliland, taasi oo u fududeenaysa in maalgashi caalami ah lagu sameeyo dhulkaasi. Waxaa halkaasi uga baaqatay Itoobiya dhaqaale badan oo ay horey u qorsheenaysay in mashruucan ku baxo oo ay markii hore u qorsheysay 2 Bilyan oo dollar. Waxaana taasi usii dheer canshuur dhaafka ay ku helayso (Transit Trade) oo wadankaasi u badbaadineysa balaayiin dollar sanadkii oo canshuur ah marka loo bar bar dhigo waxa ay kala soo degto dekadda Jabuuti. Itoobiya iyo Awood Yarida Somaliland Dowlada Itoobiya oo kamid ah dalalka Afrika ee kasoo horjeeda in Aqoonsi Caalami ah lasiiyo Somaliland, ayaa dhinaca kale doonaysa inay ka faa’iideysato awood yarida Somaliland iyo xiriirka xun ee u dhaxeeya Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Waxaa tusaale u ah in dowlada Itoobiya sanadkii 2016 ka codsatay Federaalka Soomaaliya inay ogolaato mashruuca DP world ee Dekadda Berbera, si ay u hesho mashruucaasi oo qiimo badan ugu fadhiya Itoobiya. Halka ay dhinaca kale Somaliland ku dhiirigelisay inay wadahadal lagasho dowlada Federaalka ee caalamka aqoonsan yahay. Halista awood qeybsiga DP World iyo Itoobiya Shirkada DP World ayaa iyadu sharuud horey ugu xirtay in dowlada Itoobiya heshiiskan wax ka saxiixdo isla markaana (Share) ku yeelato mashruuca, taasi oo ah sharuuda Imaarada Dubai ku xirtay xaqiijinta heshiiskan, maadaama Somaliland aan loo aqoonsaneyn dowlad madax banaan. Sida hada ku muuqata heshiiska kama danbeysta ah ee la saxiixay ayaa loo qeybsaday sidan; DP world (Imaaraatiga) 51%, Itoobiya 19% iyo Somaliland (30%). Taasi oo ka dhigeysa in mashruucan ay awooda ugu badan (Majority share holder) leeyihiin dalalka shisheeye ee Itoobiya iyo Imaaraatiga oo isku heysta (70%), halka Somaliland noqoneyso (Manority Share holder 30% oo kaliya). Tani ma dhacdeen hadii ay Somaliland tahay dal la aqoonsan yahay, waana sababta Itoobiya uga soo horjeedo aqoonsiga Somaliland. Tusaale: Dowlada Jabuuti iyo shirkada DP World ayaa xiligan khilaaf ka taagan yahay mashruuca dekadda Doraale, mashruucaasi oo ay dowlada Jabuuti ku lahayd in ka badan 70% ayey hadana shirkada DP world oo ku lahayd wax ka yar 30% ay sharuudo adag ku xirtay keentayna inuu heshiiskaasi burburo. Waxaa kamid ahaa sharuudaha DP world ku xirtay Jabuuti in dalkeeda aan dekad kale laga dhisi karin iyadoo aan ogolaansho laga heysan Dp World. Qodobadkaasi oo ay dowlada Jabuuti ku sheegtay mid kahor imaanaya madax banaanidooda. Waxaa xusid mudan in DP world ay heshiiska Puntland kula gashay dekadda Bosaso sidaas oo kale ku qoratay in aan dekadd laga dhisi karin xeebaha Puntland inta u jirta 150KM xeebta Boosaaso. heshiiskaasi oo isaguna dood badan ka taagan tahay ayaan weli lasoo bandhigin. Hadaa usoo noqono heshiiska Berbera, waxaa usii dheer Itoobiya inay noqoneyso (Guarantor) ama awood illaalineysa hirgelinta Mashruucan, taasina kama marna hadii loo baahdo awood militari. Sida uu ku sheegay Warsaxaafadeedkiisii 1dii Maarso, Madaxa DP World in saxiixa dowlada Itoobiya uu fure u ahaa hirgelinta heshiiskan. Sultan Ahmed Bin Sulayem ayaa yiri “….Having the Government of Ethiopia as a partner will enable DP World to support the Government in achieving its impressive development plans…” [Halkan ka akhriso] Itoobiya iyo Imaaraatiga ayaa faa’iido ka heli kara ganacsiga Berbera oo yoolkiisa yahay suuqa weyn ee 100ka milyan ee Itoobiyaanka ah ayaa waxaa halkaasi ku waayaya Canshuur Somaliland iyo Dowlada Soomaaliya labaduba. Arragtida Hogaanka Somaliland Somaliland ayaa u aragta in dhismaha dhulkeeda uu shaqo-abuuris u sameenayo shacabkeeda maadaama aysan heysan mashaariic kale oo waaweyn oo dhulkaasi laga hirgeliyey tan iyo burburkii dowladii hore ee Soomaaliya. Somaliland ayaa rajeenaysa in dhaqaale badan kasoo galaya wadooyinka loo dhisayo ee Berbera illaa bartamaha Hargeysa inta laga gaaro Wajaale. Sida ay sheegeen madaxda Somaliland mashruucan ayey rajeenayaa inuu sidoo kale dhiirigeliyo maalgashiga caalamiga ah ee deegaankaasi. Hase yeeshee Somaliland awood badan uma yeelan doonto inay wax ka bedasho heshiiskan maadaam ay noqotay (Manority Share holder) go’aanada ugu muhiimsana ay hada ka go’ado Itoobiya iyo DP World. Awooda Dowlada Federaalka Dowlada Soomaaliya ee Federaalka ayaa iyadu sharci ahaan awood ulleh inay horjoogsato mashruucan, iyadoo u mareysa dhanka Sharciga. Waxaase shaki weyn uu ka jiraa qaabka Dowlada Federaalka uga fal celin doonto, maadaama dowlada Itoobiya ay ku cadaadineyso inay aqbasho heshiiskan, sida codsiyadii Addis Ababa u dirtay Villa Somaliya sanadkii 2016. Maxamed Cismaan Horseed Media https://horseedmedia.net/2018/03/04/danta-itoobiya-ee-heshiiska-dp-world-ee-dekadda-berbera-qorshihii-meles-zenawi/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted March 4, 2018 As the article above delineates correctly, it isn't wise for any right thinking Somali to allow foreigners control over 70% of the shares of the port in Berbera, for all the obvious reasons even a child would understand. This is simply a very bad deal, and I urge all Somalis everywhere in the world to refuse to accept its implementation, irregardless of the abject sycophancy of the corrupt politicians of both the federal government and the administration in Hargaysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted March 4, 2018 Industry, Logistics & Shipping DP World to set up economic free zone in Somaliland UAE-based global marine terminal operator DP World has signed a final agreement with the government of Somaliland to develop a greenfield economic free zone in Somaliland, aimed at complementing the growth of the Port of Berbera. http://tradearabia.com/touch/article/IND/337475 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted March 4, 2018 5 hours ago, Tillamook said: As the article above delineates correctly, it isn't wise for any right thinking Somali to allow foreigners control over 70% of the shares of the port in Berbera, for all the obvious reasons even a child would understand. This is simply a very bad deal, and I urge all Somalis everywhere in the world to refuse to accept its implementation, irregardless of the abject sycophancy of the corrupt politicians of both the federal government and the administration in Hargaysa. Tillamook, I know you do not accept advice from Tigray lol and a Tigray AI to boot, but for what its worth here is my suggestion. There is no Somali even the fanatically greater Somalia like you, that is willing to spend his money on this fight let alone to die for it. SFG Parliament should hold a session, don't expect absolute majrity, since I know for sure a lot of MPs are UAE side stronger than Somaliland, pass the following resolution: "The Federal Republic of Somalia encourages all regions of Somalia to enhance development. The Agreement between Somaliland Port Authority, DP world and Ethiopian Public Enterprises is an agreement between companies and public corporations from Somalia, Ethiopia and UAE. The Parliament of Federal Republic of Somalia does not have the resources at the present to investigate in detail. At a later date the agreement between these corporations will be reviewed in the interest of the Federal Republic of Somalia and modified if found to be deficient" File this with UN, AU, Arab league, Islamic state, IGAD, End of Story In reality even this will not be done, since SFG is not sure it can get the votes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted March 4, 2018 Why all the hate on Ethiopia? Historically part of Somaliland and all of Djibouti was sold to French and British by Ethiopian king minelik. The agreement is use it as long as you need it. Do not come inland to my empire. I will help you quiet if any locals resist. Do not ever help my competitors from North the Gojjam and Tigray do not even talk to them. That is why in 1977 Somlia did not have any basis to claim any part or whole Djibouti. Somalilanders would admit that when British were winding down, asked Ethiopia if it wants to take back Zeila. Ethiopia said NO because Ethiopia's case on Eritrea was based on having a port and if they take Zeila then will not be given Eritrea. Zeila and Hareri were together for most of recent history either the Sultan from Zeila controlls Hareri or the other way round. Its not like Ethiopia is from mars and the Somali is jupiter..and now its pure business, but even in the old days all peoples in the area were interacting to friends or fighting as enemies. Alliance formed enemities and friendships shifted all the time. "This cry is for more than a goat" A Somali saying made famous and brought to age of facebook by Illey. Quote Share this post Link to post Share on other sites