Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Dowladda Soomaaliya Oo ka hadashay Qaraxii ka dhacay Duleedka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Fadaraalka soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Gaari wax yaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo manta ku Qarxay  bar kaan-tarool oo ku taalay duleedka Magaalada Muqdisho.

 

Afhayeenka  Wasaarada Amniga ee Xukuumada Soomaaliya  C/casiis Xildhibaan ayaa sheegay in gaariga uu Qarxay ka dib markii ay joojiyeen Ciidamada ,waxuuna sheegay in uu  ku dhintay 1 Askari oo Ciidamada katirsan  iyo Darawalkii wadaha ka ahaa gaarigii Qaraxa sameeyay .

Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay sidookale sadax qof oo  shacab ah ,kuwas oo dhaawac yadooda loo qaaday ispitaalada ku yaala Magaalada Muqdisho.

Halkan ka dhagayso Afhayeenka .

      Afhayeenka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this