Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Madaxweyne Gaas oo kala diray golihii degaanka Bosaso.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo saaray wareegtu ku saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso.

Xeer Madaxweyne Lr. 31March 01, 2018, kuna saabsan Kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay:        Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu tixgaliyey:  Tala soo Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga.

Marky caddaatay:       inay hanan waayeen shaqadii loo igmaday kana bixi         waayeen is-Qabqabsi                                                     .

Wuxuu xeeriyey.

  1. Waxaa la Kala diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso.
  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this