Ms DD Posted November 16, 2008 Maxaa kugu kacay maanta JB? jiniiyii baa ku saaran bee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 16, 2008 Waxaan ugu necebahay dadka yidhaahda "Welcome Me" ,,, damn it ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted November 16, 2008 Kaaley fooxaa aan kaa shidee..tolkeyga sidaa baa lagu yaqaan baa la yiri lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 16, 2008 looooooooooool ,,, fooxa ha odhane quruumaha dheh dee ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted November 16, 2008 fooxa waan kugu shidaa i meant..quruumaha wey culusyihiin in your case..with the jinn ku saaran, caleemaha ku saaran iyo obssession with S.land ku saaran..intaba waan erinaa at no extra cost Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 16, 2008 Quruumuhu waa kuwa ku jira nuune ,, weliba isaga quruumo raamo leh baa saaran oo u sheega inuu Awliyo yahay ,,,,,,, Aniga kistoo yar oo mirqaan ah weeyaan ,, markaa fooxaasi wuu igu filan yahay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 16, 2008 JB, saacadan baad dooneysaa aniga iyo Ms DD inaan fuquburaalaha, ruuxaamaha iyo booramaha kaa shidno intaan cuud iyo jaawi iyo dhushuqya kaloo la kala garan waayey kugu uumino, oon abbaay sitti kugu daarno, war hooy waa lagu sitaa anu unbaa ku garan e. Ms DD, fooxa iyo luubaanta ii diyaari, xoogoow timir iyo jaawina sii habee, ninkan aan maskaxdiisa nadiifinaa. JB, Awliyaduna ka xishoo adeer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 16, 2008 Eeg hadda markii horeba wuu maqnaaye quruumihii baa dabada ka soo eryayee ,,, waar hoy joog quruumo iyo Awliyo meel lama soo wada joojiyee sidaadii baad dabayl noqon doontaaye ,,,,,, DD, Bal dhinacaas uga baydh ninkan waan afuufayaaye ,,,, imisaan cuudi is lahaa oo uu iga baxsanayay uun ,,, maantaan jaanis u hayaaye ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted November 16, 2008 Hargabka ayaa maanta katan badiyay qoslaaye marka haloo dulqaaato Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 16, 2008 Awliyada adiguna afka la soo gal ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bil-kiss Posted November 16, 2008 J.a im suprised that u have the balls to post the pic that shows me kicking your sorry ***......you better get ur act together i might not be so kind nxt time. p.s well hello nuune looool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 16, 2008 I know that is the only welcome you deserve as i said before ,,,, a lil kick will make you so confortable in SOL ,,, that is for sure ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted November 16, 2008 is afuufiska halkaan ka dhacayo..is it the new flirtation method? Lemme make the mingis bariis first. sheekh nuune, bal is ilaali, yuuna ku rifine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bil-kiss Posted November 16, 2008 JB, I'm telling Ibti, I know you are shi*t scared of her, so better leave me be, unless you want me and her to play food[t]ball with your skinny self. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 16, 2008 Originally posted by Ms DD: Stay away from Ngonge Bill-kiss, Unless you want to be fourth or fifth wife! She does not need to worry on that front yet. My hands are full trying to tame you and CL, darling. Quote Share this post Link to post Share on other sites