Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaal + Sawirro: Shabaab oo faafisay Filim lagusoo Bandhigay Hoggaamiyaal kaga dhintay dagaalka ay ka wadaan Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Mu’asasada Alkata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shababa ayaa faafisay qeybta Shanaad ee silsiladda ربح البيع oo lagusoo bandhigo hoggaamiyaasha kaga dhjintay dagaalka ay ka wadaan Soomaaliya.

Filimkan hoggaamiyaasha lagusoo bandhigayo waxaa kamid ah Sheekh Xudeyfa oo ahaa hoggaamiyihii hore ee Jubbooyinka oo sanaddii lasoo dhaafay ku dhintay duqeyn ka dhacday Koonfurta Soomaaliya sidoo kale waxaa kamid ah hoggaamiyaasha lagusoo bandhigay Sheekh Max’med Dulyadeyn.

Hoggaamiyaal ciidan iyo kuwa Maleeshiyadooda tashkiiliyo ayaa ayaa sidoo kale kasoo muuqanaya isdaarka cusub ee 5ربح البيع

Halkaan ka daawo muuqaalka

rabixal-beyc8.jpg?resize=696%2C396&ssl=1 rabixal-beyc5.jpg?resize=696%2C377&ssl=1 rabixal-beyc.jpg?resize=696%2C382&ssl=1 rabixal-beyc1.jpg?resize=696%2C387&ssl=1 rabixal-beyc3.jpg?resize=696%2C371&ssl=1 rabixal-beyc6.jpg?resize=696%2C385&ssl=1 rabixal-beyc7.jpg?resize=696%2C396&ssl=1

The post Muuqaal + Sawirro: Shabaab oo faafisay Filim lagusoo Bandhigay Hoggaamiyaal kaga dhintay dagaalka ay ka wadaan Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this