Deeq A. Posted February 28, 2018 Dowladda Netherlands,ayaa ku dhawaaqday in ay ka baxday howlgalka dhinaca amaanka ah ee uu Midowga Yurub ka wada Soomaaliya. Dowladdu waxaa ay sheegtay in 15 Askari oo u badan tababarayaal iyo la taliyayaal dhinaca amaanka ah ay ku lahayd howlgalka Midowga Yurub ee Dowladda Soomaaliya looga caawiyo amaanka iyo tababarka Ciidanka. Netherlands,waxaa ay sheegtay in Bisha April ee soo socota ay Ciidamadeeda kala bixi doonto Soomaaliya taas oo sida lagu sheegay warbixintan dib u dhac ku ah howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalka Netherlands,ayaa sheegay in Ciidan yari dalkiisa heysata ay ku qasabtay in ay Ciidankooda kala baxaan Soomaaliya,isaga oo intaas ku daray in madaxbanaanida Netherlands ay muhiimadda kowaad u tahay Dalkiisa. Wasiirku waxaa uu sheegay in Netherlands ay sii wadi doonto howlgallada kale ee dhinaca Bani’adamnimada ah ee Midowga Yurub uu ka wado Soomaaliya hayeeshee qeybta amaanka ay intaas uga egtahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted February 28, 2018 They had only five men in place."Ciidamadeeda" 2 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted February 28, 2018 I don't understand why the EU countries keep announcing 5 soldiers here, 2 soldiers there are withdrawing. They are giving Al-Shabaab the desperate victory it needs to recruit more terrorists. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted February 28, 2018 2 hours ago, Johnny B said: They had only five men in place."Ciidamadeeda" And did this sizable battalion witness a day's fight or were they carrying out their duties in Mogadishu's fortified hotels? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 1, 2018 These are military advisers and trainers. Highly valuable men. This is a way to put more pressure on Cheeseman to perform and get back on schedule. A very tough ask. AMISOM was going to start trickle withdrawals from mid this year but that is unlikely now. Quote Share this post Link to post Share on other sites