Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo shaqadii iyo mushaarkii ka joojisay 24 weriye.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka warfaafinta maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo ayaa shaqadii iyo mushaharkii ka joojiyay 24 weriye oo ka hawl-gala idaacadda Radio Hargeysa iyo SomailandTV.

Weriyayaashaan ayaa dhawaan ku eedeeyay wasiirka inuu sameeyay cadaalad darro kadib markii uu isku shaandhayn ku sameeyay shaqaalihii warbaahinta maamulka Hargeysa.

xxxx.jpgxx.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this