Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Wasiirka Beyle: “Qof waliba waa inuu Canshuur bixiyaa, haddii kale waa in Wadanka la xiro oo la isaga tago..”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle shir jaraa’id oo bille ah ku qabtay ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradiisa bishaan Febraayo.

Wasiir Bayle ayaa inay saameyn ku yeelatay canshuurta ayu diideen ganacsatada oo wax badan aanay bishan soo xaroon, laakiin ay bixinayaan mushaarka bishan, wuxuuna digniin ka bixiyay in canshuurta haddii la bixin waayo uu dalku xirmayo ayna noqoneyso in lagu kala tago.

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa intaas ku daray in wadahadallo u socdaan ganacsatada kala duwan oo laga doonayo inay bixiyaan canshuurta laga rabo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2018/02/COD-1-Wasaarada-Maaliyadda.mp3

 Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

The post Dhageyso: Wasiirka Beyle: “Qof waliba waa inuu Canshuur bixiyaa, haddii kale waa in Wadanka la xiro oo la isaga tago..” appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this