joker Posted August 9, 2006 ************DELETED************* [ August 11, 2006, 20:28: Message edited by: Libaax-Sankataabte ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 9, 2006 tanug you buddy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted August 11, 2006 Waxan ku waydiiyay, book-ga ma waxaa qoray adiga, mise commission aa ku leedahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted August 11, 2006 ^^ Waxaan akhriyey buuggan, waan mid wax weyn ka tari doona kaydinta dhaqankeena, afkeena & suugaanteenaba, Masha Allah. Alxamdulilaah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted August 11, 2006 What are you la Alhamdulilahiying for? Muxuu sheegay ma fahamtay horta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted August 11, 2006 ^Lool,anaa OG waxaan ulehyah sidaa. Mindhaa waxaan u alxamdulileysanooya inuu buuga asaga qorin,lool. War garan mayo,waa confusion bin wareer Quote Share this post Link to post Share on other sites
joker Posted August 11, 2006 Maya walaal anigu ma aanan qorin. Waxaana ku yaal maahmaaho soomaali ku dhigan oo ingiriisna lagu turjumay. Markaan arkay xayeysiiskiisa ayaan iibsaday aadna waan uga helay, deedna waxaan jeclaaday in aan dadka la qaybsado wanaaga buugga iyo murtida ku kaydsan. Qofkii wax akhriya in uu anfici doono ayaan filayaa, laakiin qofkii aan buug ama khris jeclayn in uu wareero ama iska qayliyo maahan. wanaaga waa laysku sheegaa, aniguna waan sheegay, qaado ama ha qaadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted August 11, 2006 wanaaga waa laysku sheegaa, aniguna waan sheegay, qaado ama ha qaadan. ^^LOL sxb waad iska dhicisey Bishaaro iska ilaali yeysan ku harowsanine....B waad maqashaa ama qaado ama iska daa waa yeelkaa ehehe Diiriye was on SOMTV of MN just yesterday, I dont know his book balse hadalkiisu ima-cajabin markuu kahadaleyey boogiisa koley mpls waa laga helidoonaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted August 11, 2006 Originally posted by joker: qaado ama ha qaadan. Lol! Bal waayahay,ma qaadanayo M.M,Awoow,lool ninku si buu uyara xanaqaye,miyay bisharo ka xanaajise mise si buu uyara xanaq badanyahay? LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted August 11, 2006 M.M,Awoow,lool ninku si buu uyara xanaqaye,miyay bisharo ka xanaajise mise si buu uyara xanaq badanyahay? LOL ^Waar Ninkan budhka weyn sita gabadha noogga ilaali bal Brownow sibuu u xanaaqsanyahaye adigunna dee iska jir yuusan Bishaaro kuu malaynine saani wax uma arke e Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 12, 2006 Why is joker advertising his items on SOL without paying for it. Has this brother read the rules of the site? Joker, this is not a free advertising space. Please no ads. Thanks. Quote Share this post Link to post Share on other sites