Sign in to follow this  
joker

A Good Book To Read Reference

Recommended Posts

joker   

Maya walaal anigu ma aanan qorin. Waxaana ku yaal maahmaaho soomaali ku dhigan oo ingiriisna lagu turjumay. Markaan arkay xayeysiiskiisa ayaan iibsaday aadna waan uga helay, deedna waxaan jeclaaday in aan dadka la qaybsado wanaaga buugga iyo murtida ku kaydsan. Qofkii wax akhriya in uu anfici doono ayaan filayaa, laakiin qofkii aan buug ama khris jeclayn in uu wareero ama iska qayliyo maahan. wanaaga waa laysku sheegaa, aniguna waan sheegay, qaado ama ha qaadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wanaaga waa laysku sheegaa, aniguna waan sheegay, qaado ama ha qaadan.

^^LOL sxb waad iska dhicisey Bishaaro iska ilaali yeysan ku harowsanine....B waad maqashaa ama qaado ama iska daa waa yeelkaa ehehe

 

 

Diiriye was on SOMTV of MN just yesterday, I dont know his book balse hadalkiisu ima-cajabin markuu kahadaleyey boogiisa koley mpls waa laga helidoonaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by joker:

qaado ama ha qaadan.

Lol! Bal waayahay,ma qaadanayo icon_razz.gif

 

M.M,Awoow,lool ninku si buu uyara xanaqaye,miyay bisharo ka xanaajise mise si buu uyara xanaq badanyahay? LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

M.M,Awoow,lool ninku si buu uyara xanaqaye,miyay bisharo ka xanaajise mise si buu uyara xanaq badanyahay? LOL

^Waar Ninkan budhka weyn sita gabadha noogga ilaali bal Brownow sibuu u xanaaqsanyahaye adigunna dee iska jir yuusan Bishaaro kuu malaynine saani wax uma arke e :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this