Qac Qaac Posted April 18, 2004 waraa Nuune geel jire aad ahaan jirtay hayye, kuwa mundilada ka dulbooda hayye, sida masayda kenya, caramel kan iska jir waligiis gabar ma arkinne, yuu ku murxinne. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 18, 2004 ^^^^^ looooooooool qac qaac, war haigu dirin gabarta dhogor hakkaa soo baxdee Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted April 18, 2004 QQ,nuune,DD n CK idinka meeshaan waxaa ka tihiin groupe de beene yaaaah sheekooyin kiina waa ka helay haye hee anigana ha laigu daro ciyaalka xaafada. ani xamar soo galooti aan ku ahaan xundhurteeda jowhar ee talaa laakin waxaa ku soo koray (buulo xuubey iyo xamar weyne)intaas ka bacdi, yaa meshaan reer xalane ahaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 18, 2004 ^^^ CHECKMATE,waraa soo dhawoow, qac qaac oo haadaayo aan ka yaabaa inuu jallaafo kuu xaabiyo, kaas soo dhaweentiisa xataa dhib waaye qaaxa iyo urug aa laga qaadaa,waraa ha is martiyeenin yaah, qarbud qas jajabi waxaad soo gaarto Quote Share this post Link to post Share on other sites
7_steps_2_Heaven Posted April 18, 2004 Checkmate soo dhawaaw aboowgiis ku soo darsan kooxdaan cajaaibka eh, hadalkeena dhan waa iska foorjo marka wax hadii lagu dhaho odiga meesha (admin) hanagu dirin. bal aan ku kalo baro the "members" QQ- he is down to earth nuune- lool he is big time joker DD- she is the only girl our group gets along with meaning she is cool na'mean Garab tuujiye-loool ha udeyma la'aanin Miskiin Macruuf- waa iska ciyaal xamar last but not least MOI, I'm just me, u will get to know me eventually. Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted April 18, 2004 nuune walaalkiis thank u ma is martiyeynaayi ..asxantu walaalkkis -------------------------------------------------------------------------------- Checkmate soo dhawaaw aboowgiis ku soo darsan kooxdaan cajaaibka eh, hadalkeena dhan waa iska foorjo marka wax hadii lagu dhaho odiga meesha (admin) hanagu dirin. looooooooooooooooooooooooooooooooooooool looooooooooooooooooooooooooooooooooooool CK walaashiis DA aa iiga hormartay ee maxaa sameeyaa (ala ciil badanaa)loooool abaayo waad ku mahad santahy sida sharafta leh oo aad ii soo dhaweeysey ....dadkana iigu sheegtay ..asxantu walaashiis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 18, 2004 waraa meeshaan inta aan ka maqnaa ma la iska wadaa see waaye...wax latuujinin oo iska soconaayo maba lashiigin.. waraa ani baryahaan bada aa iga fadhisay nooh, baafkana waa iga bujisamay nooh, labo bajaq oo qaan jeerlehna waaka jeestay waaka jiitay nooh. waraa checkmate atooraha meesha kugu dhagan meelkaste aan ku arkaa ee hada adi muu kaa laad laadaa, waa ku qaraabanee miyaa..lol.. MM waraa adiga iyo nuune waa kala daran tihiin walaahi faraha naga qaada please looooool.. Ck zubta goorme waaye iyo shaash saarka isbuucee uu ku aadan yahay ii sii sheeg,,next week lix zab aa jirtee hada in aan meel kusii qorto waaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted April 19, 2004 check mate, waad ujeeda dadkii waal naa in ay iga ga hormareen. macalinka anigu haddaa wax iskaga sheeko, only hal gabar aa ifahanta meeshaan taas waa CK, kuwa kale maraxiin ay ubadanyihiin, laakiin labo looto le lagu dhuftaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
LuCkY Posted April 20, 2004 Waraa QQ why are you dissing us eh?Just cuz u dont get aLong with aLL the Ladies in SoL doesnt give you the right to caLL us "maraaxiin" kabiish! Checkmate I aLready weLcomed you in another post but nonetheLess weLcome once again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted April 20, 2004 LBL, adiga naga daah, shaati badalkaan nooh, lucky=daredevil=lethalblaze... the rest whatever it is. wiilka check mate wlc uu kahelaa ee ku wad lee. LBL, u know in aad adiga marax aad aheen, sababta arag luuqa aad ku jirto, this luuq only waxaa ku jiri jirtay CK, and now is you... so u can't be marax looooooool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 20, 2004 yaaaaaaaaaaa maxaa la sheegay dee waa anigee yaaa.. magaceyga waxaa la yiraahdaa ganeral raanboow, rag yaqaan, fadhi kudirir, ina faata harowsi, madax wargale, air marshal KOOBRA!!. dadkuna waxey ii yaqaanaan qaar maroodi. Canadana waxaa la iigaga yaqaanaa MAD DOGG!! ( eey gii waalnaa) waxaana kusii magac dheerahay GARAB TUUJIYE ileen waa raaxee.. badaan gogladaa, buurahaan barkadaa, geedahaan ku fadhicishaa, dadkuna hee..100/50 aniga ayee iga amar qaataan.. waxaan kasoo baxay jaamacada caanka ah oo looyaqaan sabaaxatul duureed oo kutaala bartaha aduunka meesha uu ku dhamaado. waxaan ku taq suusay siyaasada naagaha iyo xagadooda tuujiska isbeshaly single motherska..waxaan kaloo kafara dhaqday oo kusii taqsuusay baran barada baalkeeda oo loo yaqaano kor' oo kor iiqaad.. waxaan ahaa hogaamiyihii ciidamada single motherska ee dadkada dariskaaga..waxaana dagaal waa ku qaadnay 100 odayaal oo ku guraya jaadka ayagoo fadhiya maqaayada TIM HORTENSKAaa.. meshaas waxaa ka dhacay dagaal aad u culus oo lix gabasaar iyo 10 kabona ku jabtay oona lagu dhaawacay 3 single mothers oo isku dhacaaya.. dhawacaa markuu dhacay, oona la iisheegay waantaan caro daraadeed la dhahay ..way oo way..!!! to be soosocod..lol... waraa ii bashaala.....anigoo ah ina baqti lagde.....TUUUUUUUJIYE.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
7_steps_2_Heaven Posted April 21, 2004 ^^^loooooooooooooooooooooooooooooooooooool looooooooooooooooooooooool alla tan mee kuu dhin need tuujiye. loooooooooool anaa inta ka baxay! waraa COWKE maad la shaqeen jirtay? xee tahay idaacada aad noo aqrisay loooool. waraa baqti lagde..tuujiye qosolkaad maanta iga keentay musqul aan u baahday ka waran. ar adigaa, umadeena ma tihit....lig iyo gacan aan kuu taagay. I absolutely love ur sence of humour keep it up. loool @ being hogaan for the single mothers....lool good_1 baqti lagde...su'aal, latali yahaaga yaa waaye? Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted April 21, 2004 tuujiye halgamaagii single mother'ska iyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah looool waraa kuwa rubaayada sameeyo shaqo u doono, u r going 2b the next (ajex) loooooooooooooooooooooooooool but finish school first ..asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 22, 2004 latiliyaheega waxeey aheed Nakruumo..loool...people from falstaff in T.o would get this loooooooooooooool....checkmate ya feel me.....single mothers aa ku go go'ay xagaas sidee xaanshi dhamaad ah.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 23, 2004 Salaan... Originally posted by Tuujiye: latiliyaheega waxeey aheed Nakruumo..loool...people from falstaff in T.o would get this loooooooooooooool....checkmate ya feel me.....single mothers aa ku go go'ay xagaas sidee xaanshi dhamaad ah.... Falstaff??? Kikikikikiki Macalinka, Falstaff waa ku dabaalan jiray oo waaba daganaa. Laakiin rumourka maqli jiray ileen waxaa ka jiray on the Building 30 nooh, floorka 12 waxaa ka dhici jiray lee Ilaahaa og. Rumour lee u maleyn jiray. Lakiin midoo floorkaas daganayd aa wiishka markaa raacaba soo raaci jirtay iyadoo waji kaakineyso, aniga waaba ka shakin jiray if it was a sheer coincidence everyday nooh. Haa same floor aa daganeen kuwaas caanka eh oo wax laga sheeg sheego. Kac-kac, mise Qac Qaac waaye, waligaa horta ma cuntay kac kac? Madax xanuun maxaa ka qaaday kac kac iyo macarash cunoowgiisa. Fiiri laakiin Bashiir Lugeey wixii ka kala danbeeye kistoo waa aqanaa, qaas ahaan dhanka midigtiis. Meeshaas Masaajid maku xasuusti. Hadaa dhanka Siigaale aadid ma ogi, dhankaas dhif dhif lee tagay ma u badneen. Laakiin Masaajid weyn aa ku yaalay Bashiir Lugeey gadashiis inta la gaarina jidka kala gooyo Hawl Wadaag iyo Hodan. Masaajidka sheegooyo waxaa u dhawaa hoteel, oo waana weynaa dadka xaafadeena aa u badnaa, laakiin magaciis ma xasuusto inkastoo maalin walba ku tukan jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites