OG_Girl Posted April 1, 2004 Ta Ta Ta ... heyy I have no clue what is going on ...I just saw Hibo and i am joining her .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted April 2, 2004 lololololol d:} dang! that was wild!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted April 2, 2004 Originally posted by garab tuujiye: marax aa tahay nooh.. Lol. You know what, waxaa la yidhi, naag baa wax xun ku kici jirtay, kolkaasaa odayaal iney waaniyaan ugu tageen. Iyagii oo waanidii u wada eyeey waxa la yiri, waxey tiri "haye, madhameeseen hadalka, banaanka ayaa la'ii tagaan yahayee" Marka, ka wad meeshaada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 2, 2004 looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool waa kasaa naagtaas (********* waaye) ragii waani naayey ayaan ka mid ahaaa, qac qacna waan isla soconay laakiin ujeedo kale ayuu lahaaa (allaahu yaclam) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted April 2, 2004 <--Ciyaal Waaberi Yet can't understand what the Hell is goin on......Dad meeshaan Buufis aa ku dhacay...Balo!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted April 2, 2004 waraa buurkaroole hadda adi ka qaraaban jirtay, ani faraha iga qaad zambac yaho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
7_steps_2_Heaven Posted April 2, 2004 Hibo sorry macaanto...sariirta aan lug qalad uuga soo dagay shalay...marka waa iska garan kartaa nooh Nomad sandullis ku'lahaa. waraa maan ogeen inaad afarteena naga heshit, shan hadaad rabtit iney meesha noqoto, application form soo buuxso Athena- hadalbo kuguma qasaarinaayi! :mad: :rolleyes: :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 2, 2004 LOOOOOOOOOOL nafisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bambina Posted April 2, 2004 Salam Alaykum , QacQaac ,caramel_kisses and garab tuujiye ? nothing to say about them except the fact they are the 3 musketeers of the SOL ,lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted April 2, 2004 Bombina haddaan ku qaban waayo waayahay. maxaa waaye 3 maskateers, is nidaamis miyee qabaan. sharbahooda ayaa nebcahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macalin Posted April 2, 2004 Nomad sandullis ku'lahaa. waraa maan ogeen inaad afarteena naga heshit, shan hadaad rabtit iney meesha noqoto, application form soo buuxso ------LOOL Ani Maa Xiiq Qabo markaan kusoo biiraya Xarunta Buula Xuubey? --- Intee laga soo downlowd gareeya applicationnka bal? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted April 2, 2004 Ani Maa Xiiq Qabo markaan kusoo biiraya Xarunta Buula Xuubey? waraa maano koobiya ayaa ku nooleed, markaas aa khatar iska dhigee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macalin Posted April 2, 2004 waraa maano koobiya ayaa ku nooleed, markaas aa khatar iska dhigee. ---- LOL..Qatar maiska dhigaye laakin waaba ahay qatar nooh...sowmahan Caramel?...Ani soo Qatar ma'ihi?-- At least i don have Xiiq :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 2, 2004 carlemlka ajaaaaaaaaaaaaaja afaaro qabiil yaaaaaaaaaaaaaaaaah (maxaa waaye ina adeer aa isla dhacoosiin adi iyo qolof kaas) ani maa saas iigu af maceesid qalbi, haye waa kaas waxaan sagaal sano uurka ku haayey aan hada soo matagay somali waxay ku maahmaahdaa (beer wax jeclaaday waa baasto miir) i had ta get this out in da open am sorry. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LuCkY Posted April 3, 2004 1. Caramel Kisses what can I say the gaL is one in a miLLion. 2. Garab tuujiye-Yes Qac Qaac waa mid waalan But then again so are YOU! 3. Miskiin macroof...I dont Know. 4. Nuune the dancing dude...he is a good dancer is aLL i know. LoL@Darman. Quote Share this post Link to post Share on other sites