Sign in to follow this  
Deeq A.

(DAAWO)Hooyo wiilkeeda kansar ku dhacay oo shacabka Soomaaliyeed baaq u dirtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Aadan Maxamuud Qalinle waa wiil yar oo ka jabay gacanta kadibna ay kansar isku badashay sida ay hooyadiisa sheegtay waxaa uu shacabka Soomaaliyeed ka doonayaa Caawinaad.

Daawo Hooyo Faadumo Cabdiwaaxid Xashaash oo ka waramaysa shacabka Soomaaliyeedna Baaq u dirtay.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this