Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Xaaf oo Dhuusa-Mareeb u tagay isku dhafka Xildhibaanada Galmudug.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta  Maamulka Galmudug

Madaxweyne Xaaf iyo mas’uuliyiinta  la socotay ayaa  waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhaweeyey madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Shiikh  Maxamed Shaakir  Cali Xasan, iyo saraakiil ka mid ah maamulkaasi.

Madaxweyne Xaaf oo hadal kooban siiyay Warbaahinta ayaa safarkiisa dhuusamareeb ku sheegay taabagelinta iyo horumarinta Galmudugta Cusub  iyo sidii loo dhaqan gelin lahaa heshiiskii dhexmaray Galmudug iyo Ahlusunna.

Sidoo kale Madaxweyne Xaaf ayaa waxa uu sheegay in ay bilaaban doonaan mashaariicdii horumarineed ee uu dhagax dhigay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xiligii uu booqday deegaanada Maamulka Galmudug.

Sidoo kale Madaxweyne Xaaf ayaa waxa uu sheegay in ay bilaaban doonaan mashaariicdii horumarineed ee uu dhagax dhigay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xiligii uu booqday deegaanada Maamulka Galmudug.

19-1.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 18-2.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 16-3.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 13-8.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 12-12.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 11-14.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 10-20.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 9-24.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 8-31.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 7-39.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 6-51.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 5-61.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 4-80.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 3-98.jpg?resize=696%2C464&ssl=1 2-110.jpg?resize=696%2C464&ssl=1

The post Madaxweyne Xaaf oo Dhuusa-Mareeb u tagay isku dhafka Xildhibaanada Galmudug. appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this