Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhagayso:- Qardho Oo laga Bilaabay Olole Nadaafadeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Degmada Qardho ee gobolka kar kaar ayaa sheegay in ay dhaawaan bilaabi doonaan olole dhanka Nadaafada ah ,maadaama ay dhawdaha xiligii ay dadka usoo xagaa bixi lahaayeen Magaalada Qardho.

Maamulka  Degmada ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada Qardho ugu baaqay in ay ololahan Nadaafadeed ay kala shaqeeyaan .

Mudo bil ka hor ayaa Nadaafada Magaalada qardho waxaa lagu wareejiyay  Shirkad gaar ah oo qashinka ka qaada Xaafadaha Magaalada, base shaqadii shirkadaasi ayaa lahakiyay kadib markii uu soo kala dhaxgalay maamulka shirkadaasi isqab qabsi dhexdooda ah.

Waxaana shaqadii shirkadaasi hada sii wadi doonta  dowladda hoose ee Magaalada Qardho.

Halkan ka dhagayso Duqa degmada  Qardho Cabdi Siciid oo ka hadlaya  Arimahaasi.

      Duqa degmada qardho

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this