Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Maxaa ka soo baxay kulankii dhaxmaray Maamulka Galmudug iyo Hay,ada WFP?

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Galmudug ayaa kulan laqaatay maanta Hay,ada WFP oo kamid ah Hay,adaha ka howlgala Deegaanada  uu  maamulaan Gal mudug  uu ka arimiyo ,oo ay Abaartu saamaysay .

kunakla ayaa lagu soo bandhigay Qorshe ka kooban lix qodob oo lagu caawinayo dadka ay Abaaruru saamaysay, lagulana dagalamayo shaqo laaanta haysata dhalinyarada.

Maamulka Gobolka Mudug ayaa sheegay in Hay,ada WFP ay isla qaateen Qorshihii kulanka looga hadlay,waxaana laguna balamay in bisha March dib kulan kale  laysugu yimaado.

Hadaba Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug Maxamed xaashi Carabay ayaa Warbaahinta usharaxaya wax yaabihii kulanka lagu soo qaaday.

Halkan ka dhagayso .

      Codka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Carabey

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this