Deeq A.

Arday Garoowe ku guulaysatay in loo qaado Dalka Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa sheegtay in 10 arday  ay ku soo baxeen darajooyinkii la rabay ee imtixaanka,islamarkaana ay ku guulaysteen in tababar loogu qaado dalka Turkiga. Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in ay jiraan 20 arday oo ku soo xiga,kuwaasoo loo tixgelin doono haddii uu soo baxo tababar kale.

 

Sawirro.

IMG_9404-1.jpg  IMG_9424-1.jpg IMG_9427.jpg 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.