Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26 February 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha Iyo Dhalinyarada Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr. 27. February 26, 2018, kuna saabsan magacaabid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dawladda Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay:                      Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu Qiimeeyey:              Aqoontiisa iyo Khibradiisa Shaqo.

Markuu Tixgeliyey:              Tala soo Jeedinta Wasiirka    Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland.

  1. Waxaa Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana) loo magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland.

 

  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this