Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyay geerida la taliyihiisii arrimaha gudaha.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u diray dhammaan Shacabka  Puntland,  Qoyska iyo Eheladii Allaah ha’u naxariistee Marxuun Cabdullaahi Ciid Cismaan oo ahaa La-taliyaha Madaxweynaha Arimaha Guddaha iyo Dawladaha Hoose ee

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa si gaar ugu Tacsiyeeyay  dhammaan Eheladiisii, xaaskiisii iyo Qaraabadii uu Marxuun Cabdullaahi Ciid Cismaan ka geeriyooday

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa  Allaah uga Baryay Marxuunka inuu  Janno Fardowso ka waraabiyo Aamiin Aamiin,   Illaahayna sabir iyo iimaan waasic ah Alle ka siiyo qaraabadii Ehelkii Asxaabtii iyo dhammaan Shacabka  Puntland.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this