Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Maxaa ka soo baxay kulankii Amniga Ee Galmudug iyo Puntland ?

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug maalmihi la soo dhaafay waxaa ka socday kulamo looga halayay Amniga maagaalada ee labada dhinac.

kulamadan ayaa waxaa isugu yimid Maamulada labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ,waxaana ka soo qayb galay xubno ka socday Beesha caalamka ,dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Bulshada Rayidka ah.

Wax yaabhii ka soo baxay kulamadaasi ayaa waxaa kamid  ahaa sidii Amniga Gaalkacyo  labada dhinac ay u adkeen lahaayeen iyo in  laga wada tashado sidii uu gobolka mudug uu  u heli laahaa Amni buuxa oo laysku halayn karo .

Hadaba markii uu kulankan soo idlaaday waxaa Warbaahinta lawadaagay  wax yaabihii looga hadlay  Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Mudug ee maamulka Galmudug Cabdi Xuseen.

Hoos ka dhagayso .

      Z0000180 - My Recording

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this