Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Gaas oo magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda amniga iyo agaasimaha miino baarista.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Gaas ayaa wareegto maanta kasoo baxday xafiiskiia waxaa lagu magacaabay  Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeed ee Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland.

Waxaa agaasimaha guud loo magacabay, Xaaji Cabdulle loo Magcaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga iyo DDR

Sidoo kale, Maxamed Iimaan Cabdulaahi ayaa loo Magcaabay Agaasimaha Waaxda Miinno Saarka Wasaaradda Amniga iyo DDR.

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this