Deeq A.

Fear grips Mogadish as rumor runs wild that more vehicles loaded with explosives entered the city again

Recommended Posts

Deeq A.   

Image result for mogadishu trucks suspected

 

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa dareen cabsi leh uu ka jiraa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, kadib markii la sheegay in magaalada ay ku jiraan gaadiid Qaraxyo sida. Wararku waxa ay sheegayaan in gaadiidkaasi ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho, waxaana soo baxaaya digniino ay Saraakiisha amaanka u dirayaan dadka shacabka ah. Maleeshiyaadka diyaarinaaya Gaadiidkan laga cabsi qabo ayaa sheegay in qorshahooda uu yahay inay haligaan dadka shacabka ah ee ku sugan magaalada Muqdisho.

 

Saraakiisha iyo Ciidamada amaanka ayaa ku howlan kala dhantaalida weerarada ay maleeshiyada la damacsan yihiin goobaha ay ku nastaan dadka shacabka ah. Ciidamada amaanka ayaa aad u adkeeyay amniga Garoonka Muqdisho, Madaxtooyada iyo dhammaan Goobaha ay ku badan yihiin shacabka, waxaana waddooyinka magaalada qaarkood lagu arkayaa gaadiid gaaf wareegaya waddooyinka kuwaa oo u diyaarsan ka hortaga qalalaaso amni. Si kastaba ha ahaatee, gaadiidka laga cabsi qabo inay sameeyan Qaraxyada ayaa la xaqiijiyay inay ka madaxbanaan yihiin kuwii ay baahisay Wasaarada Amniga XFS ee Xalay ku qarxay agagaarka taalada Dhagax-tuur iyo afafka hore ee Hoteel ku yaala Isgooyska Jubba.

 

Caasimada Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

And funded by so-called 'ganacsato' based in Bakaaraha. They are ever ready to pay baadka from Barbaarta every year - some tens and hundreds of thousands of dollars a year - but the little canshuur dowladda asked them to add badeecooyinka ee gadaan, all hell breaks.

 

Have you ever heard baqaar Bakaaraha ku yaalo oo la qarxiye? Or even a little qarax happening in Bakaaraha? It never happened. Also shirkadaha xawaaladaha iyo isgaarsiinta, it never happens to them as well. It only happens at the hotels that refused to pay baad from argagaxisadaan that operate like maafiyo.

  • Like 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.