Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda dhalinyarada Puntland oo ka digtay shirar ka dhan ah amniga Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Digreeto kasoo baxday xafiiska agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada shaqaalaha dhallinyaradda iyo ciyaaraha dawladda  Puntland ayaa lagu wargaliyay dhamaan gudoomiyayaasha Gobolada Puntland in aan la qaban karin shirar ka dhan ah arrimaha amniga.

Arimaha-Gudaha-696x957.png

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this