Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Deegaano katirsan Gobolka Sanaag Oo Abaari ay ka jirto iyo Xoolo dhaqatada Oo Dowladda Baaq udirtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Tuulooyin hoos yimaada degmada Baran ee gobolka Sanaag ayaa laga soo sheegayaa Abaar saameen ku yeelatay dadka  iyo duunyada ku dhaqan halkaasi.

Abaarta ayaa dadka waxaa u sii dheer dhur waaga ama waraaba oo faro ba,an ku haya xoolaha iyo dadka oo uu mararka qaar soo weerara

Deegaanada ay Abaarta ugu sii darantahay ayaa waxaa ka mid ah Tuulada Habar shiro oo hoos timaada degmada Baran,.

Dadka  reer miyiga ah Abaarta waxaa usii dheer xanuuno ay ka mid yihiin shuban biyoodka ,mana lahan goobo Caafimaad oo dadka lagula tacaalo .

Dadka xoolo dhaqatada ah ayaa ka cabanaya Hay,adaha wax bixiya oo ay sheegeen in ay raashiinka siiyaan dad gaar ah oo aan ahayn dadka ay xooluhu ka dhamaadeen.

Dowladda Puntland ayay ugu baaqeen in dadkaasi ay la soo gaarto  gar gaar deg deg ah.

Hadaba Nabadoon Maxamed Warsame ismaacii, Waxa uu ka midyahay Nabadoonada kunool deegaanada ay Abaartu ka jirto waxa uu warsidaha Puntlandi uga waramaya sida ay deegaanada uu ka yimid Abaartu ay u saamaysay .

      140829_003 - My Recording

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this