Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo mar kale sheegay in uu dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab.

Recommended Posts

Deeq A.   

Militariga Maraykanka ayaa mar labaad maanta shaaciyay in ay duqeyn cirka ah ku dileen xubno ka tirsan Xagjiriinta Al-shabaab ee Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in duqeynta oo Arbacadii lagu qaaday meel u dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose lagu dilay 4 ka tirsan Al-shabaab.

Taliska ayaa sheegay in aanay jirin dad rayid ah oo duqeyntaasi khasaare ka soo gaaray,waxaana weerarku noqonayaa kii shanaad ee militariga Maraykanku sannadkaan ku qaaday mintidiinta Al-shabaab ee Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Maraykanka oo mar kale sheegay in uu dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this